Codka Ubax
Butiran Saluran
Codka Ubax
Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah.
Episod Terkini
115 episodSE12EP01 Waa Layga Guursaday 14
Send us Fan Mail
Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee Waa Layga Guursaday, qaybtii 14-aad. Dhegaysi wacan!
Support the show
SE11EP05 Buug Codaysan: Gaax 1
Send us Fan Mail
Gaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 1-aad. Dhegaysi wacan!
SE11EP06 Buug Codaysan: Gaax 2
Send us Fan Mail
Gaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 2-aad. Dhegaysi wacan!
SE05EP06 Bani'aadannimo Maxay Tahay?
Send us Fan Mail
Dr. Ciise Cabdi Jaamac waxa uu ka mid yahay dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn. Waxa uu daweeyaa dad ku nool dhulal aad u fog oo...
SE11EP04 Sirta Maanka
Send us Fan Mail
Cabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka....
SE11EP03 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed"
Send us Fan Mail
Waa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Dhegaysi wacan!
Support the show
SE11EP02 Qaxii Suudaan
Send us Fan Mail
Dagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey?...
SE11EP01 ABDI ADDE
Send us Fan Mail
ABDI ADDE waa muuqaalsameeye ku shaqaysta telefoonkiisa, muuqaallo qurux badanna soo gudbiya. Dhegaysi wacan!
Support the...
SE10EP04 Waan Is Guursannay 4
Send us Fan Mail
Waa qaybtii 4-aad ee taxanaheenna "Waan Is Guursannay", sidoo kale waa qaybtii u dambaysay ee sheekada Farxaan iyo Rooda. Dhega...
SE10EP03 Waan Is Guursannay 3
Send us Fan Mail
Waa qaybtii saddexaad ee barnaamijkeennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!
Support the show
SE10EP02 Waan Is Guursannay 2
Send us Fan Mail
Waa qaybtii labaad ee taxanaheennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!
Support the show
SE10EP01 Waan Is Guursannay 1
Send us Fan Mail
Waa taxane cusub oo la magac baxay "Waan Is Guursannay". Waxa uu xoogga saarayaa qisooyinka dhegaystayaasha ku xidhan Codka Uba...
SE09EP07 Fanka & Suugaanta: Nimcaan "Qays Galbeed"
Send us Fan Mail
Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta, waxana maanta ku casuuman abwaanka da'da yar ee Nimcaan "Qays Galbeed". Dhegaysi wacan!...
SE09EP06 Fanka & Suugaanta: Cabdirisaaq Xasiliye
Send us Fan Mail
Waa mar kale iyo barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa marti ku ah Cabdirisaaq "Xasiliye". Dhegaysi Wacan.
Support the...
SE09EP05 Qoraalka & Dhaqanka
Send us Fan Mail
Muna Axmed Cumar waa qoraa wax ka qorta dhaqanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay isbedellada qoraalka, kuwa dhaqanka,...
SE09EP04 Barnaamijka Caafimaadka: Qanjidka Thyroid
Send us Fan Mail
Maxaad ka taqaannaa qanjidhka thyroid-ka la yidhaa? Waa Dr. Mariam oo ka warramaysa isbeddelka ku yimaadda qanjidhkan iyo sida...
SE09EP03 Khilaafyada Soomaalida
Send us Fan Mail
Maxaa soo celceliya khilaafyada Soomaalida, taariikh ahaan sidee loo xallin jirey, caqabado noocee ah ayaa se hor taagan in tab...
SE09EP02 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed"
Send us Fan Mail
Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa maanta marti ku ah Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed". Dhegaysi wacan!
Support t...
SE09EP01 Khalad-fahanka Baraha Bulshada
Send us Fan Mail
Siyaabo gurracan ayay Soomaalidu inta badan u adeegsataa baraha bulshada. Waxa aannu sheekaysannay Cabdillaahi Xasan Ganey. Dhe...
SE08EP06 Waa Layga Guursaday 13
Send us Fan Mail
Waa taxanihii "Waa Layga Guursaday", qaybtii 13-aad. Dhegaysi wacan!
Support the show
SE08EP5: Dhuusamareeb
Send us Fan Mail
Waxa aannu magaalada Dhuusamareeb kula kulannay Prof. Axmed Salaad oo aanu kala sheekaysannay isbeddelka dhaqanka ku socda. Dhe...
SE08EP04: Hadhiwaa
Send us Fan Mail
Hadhiwaa waa buugga cusub ee uu qoray Maxamed Haldoor, kaas oo uu kaga warramayo waayihiisa caafimaad iyo isbeddelkii ku yimid....
SE08EP03: Murtida Maansada Urugo
Send us Fan Mail
Maansada Urugo waxa ay ku saabsan tahay qiso xanuun badan oo uu ka sheekayn doono Abwaan Cabdirisaaq "Bidixo", maansadeedana ti...
SE08EP02 Foosiya Rindai
Send us Fan Mail
Waxa aannu magaalada Stockholm kula sheekaysannay Foosiya Rindai.
Support the show
SE08EP01 Dimuqraadiyaynta Tacliinta
Send us Fan Mail
Cabdi Maxamed Axmed waxa uu ka shaqeeyaa horumarinta afka iyo dhaqanka, waana Aasaasaha iyo Maamulaha Kitaab Cloud. Dhegaysi wa...
SE07EP11 Caweyska Boorama
Send us Fan Mail
Caweyska Boorama iyo Codka Ubax. Dhegaysi wacan!
Support the show
SE07EP10 Beledweyn
Send us Fan Mail
Waxa aannu magaalada Beledweyn kula kulannay Cali Baarrey oo ah sugaanyahan, macallin iyo odhay-dhaqameed. Dhegaysi wacan!
SE07EP09 Qays Qeyser
Send us Fan Mail
Qofku safarka wuu isku bartaa, dadkana wuu ku bartaa, Qays Qeyser ayaynu kala sheekaysan doonnaa naftiisa, ta dadka kale iyo ri...
SE07EP08 Waa Layga Guursaday 12
Send us Fan Mail
Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday", qaybtiisii 12-aad. Dhegaysi wacan!
Support the show
SE07EP07 Silsiladda Jacaylka ee Muxubbo-Heellood
Send us Fan Mail
Silsiladda jacaylka ee Muxubbo-Heellood waxa dalka Hindiya ka bilaabay Abwaan Haldeeq. Dhegaysi wacan!
Support the show
SE07EP06 Caweyska Burco
Send us Fan Mail
Waxa aannu dadweyne tiro badan ku caweynay magaalada Burco. Daawasho wacan!
Support the show
SE07EP05 Halista Qaabnololeedka Soomaalida
Send us Fan Mail
Maxaa iska beddelay qaabnololeeda Soomaalida? Mustafe Maxamed Cali waxa uu ku takhasusay daawooyinka. Dhegaysi wacan!
Sup...
SE07EP04 Cabdi Ciise Cajuun
Send us Fan Mail
Fanka, suugaanta, saxaafadda, jacaylka, degaanka Darroor, xerta timaweynta.. Cabdi Ciise Cajuun. Dhegaysi wacan!
Support...
SE07EP03 Gaalkacyo: Isbaaradu Waa Qalbiga
Send us Fan Mail
Barnaamijkan waxa aynu ku dhegaysan doonnaa laba halyey oo naftooda u huray sidii ay dadkooda wanaag iyo jacayl uga dhex abuuri...
SE07EP02 Waa Layga Guursaday 11
Send us Fan Mail
Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday", qaybtiisii 11-aad. Dhegaysi wacan.
Support the show
SE07EP01 Bandhigga Hangoolka
Send us Fan Mail
”Bandhigga Hangoolka” iyo daahfurka madasha la yidhaa Fankeenna. Dhegaysi wacan!
Support the show
SE06EP08 Filmmaking: Soomaalida & Tebinta Sheekada
Send us Fan Mail
Hababka ugu saamaynta badan ee sheekooyinka loo tebiyo waxa ka mid ah samaynta filimada. Soomaalida iyo adeegsiga filimaanta ay...
SE06EP07 Udbaha Nolosha
Send us Fan Mail
Cabdirixiin Siddiiq "Heello" waa halabuur maansayahan ah, halkan waxa uu kaga hadlayaa maansada iyo noocyadeeda guud ahaan, gaa...
SE06EP05 Gabboodfallada Caafimaadka
Send us Fan Mail
Gabboodfallada caafimaadku waa maxay? Sidee loo maareeyaa marka khalad dhaco, dhibbanaha maxaa la gudboon, ma se jiraa xeer caa...
SE06EP04 Waa Layga Guursaday 10
Send us Fan Mail
Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee Waa Layga Guursaday, qaybtiisii 10-aad. Dhegaysi wacan!
Support the show